Skip to main content

Haddii aad rabto inaad isbeddel samayso oo aad danaynayso inaad wax hagaajiso, waxaan jeclaan lahayn inaad la shaqeyso United Welsh.

Waxaan dhisnaa guryo, waxaan abuurnaa bulshooyin waxaana bedelnaa noolal, waxaana dooneynaa dadkeenu inay ku raaxeystaan doorkooda ku aadan arrintaas.

Waxaan aaminsanahay in khibradaha, aragtiyada iyo isirada kala duwan ay United Welsh ka dhigayaan meel wanaagsan oo laga shaqeeyo waxayna taasi bulshooyinkeena u abuurtaa natiijooyin wanaagsan. Uma aragno shaqada inay tahay keliya wax uun aad qabato; waa meel aad ka tirsanaan karto oo aad ku gaari karto kartidaada.

Haddii qiyaamyadeena ay la mid yihiin kuwaaga, oo ay iskaga eg yihiin nooca dadka aad rabto inaad la shaqeyso, nagu soo biir.